Mukhtaar Roobaw Abuu Mansuur oo Ku Dhawaaqay Inuu Musharax Madaxweynaha K/Galbeed.

October 4, 2018 - Written by Editor

Baydhabo:-Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Muqdisho, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Baydho oo ay isku soo baxeen dadwene aad u tiro badan iyo qaar ka mid ah masuuliinta gobalka iyo ururada .bulshada.

Muqtaar Roobow ayaa waxaa uu ka mid ahaan jiray kooxda Al Shabaab wuxuuna ka soo noqday Afhayeenka Ururka Al Shabaab waloow uu markii danbe isaga baxay ayna dagaalo culius dhex mareen.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online