Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo arimo badan looga hadlay (Akhriso)
October 18, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Xukuumadda dawladda Puntland ayaa todobaadkan looga hadlay ariimaha Amniga dalka, Soo dhaweynta Guddiga Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka Soomaaliya, ansixin xeerar Iyo Warbixino kale.
M_M Deeq
Halgan.net