Wakiilka QM ee Somaaliya oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho (Masawiro)

October 3, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Mas’uuliyiin ka tirsan DFS iyo xubno ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa maanta magaalada Muqdisho waxay ku soo dhaweeyeen Wakiilka cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Haysom,kaasi oo dhawaan loo soo magacaabay Soomaaliya.

Wakiilka QM ee Somaaliya Nicholas Haysom waa markii ugu horeeysay ee uu yimaado Magaalada Muqdisho, waxaana lagu badalay Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating.

Wakiilka cusub ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa markii uu yimid magaalada Muqdisho waxaa uu sheegay in uu ku faraxsan yahay in loo soo magacaabo Soomaaliya ayna sharaf u tahay in uu ka shaqeeyo Soomaaliya oo haatan ka soo reynaysa.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online