Wareysi: Dagaalka Macawiisleyda iyo Al-Shabaab.[Dhagayso]

October 3, 2018 - Written by Editor

Hiiraan:-Maalmihii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey dagaallo u dhexeeyey maleeshiyaad is-ababaulay iyo maleeshiyada ururka Al-shabaab. Dagaalladan ayaa ka socday gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. Toddobaadkan ayaa dagaallo culus ay ka dhaceen gobolka Shabeellada Dhexe halkaasi oo labada dhinacba ay dad uga dhinteen. Mid ka mid ah dadka toddobaadkan la dilay waxaa ka mid ahaa Hibaad Cali Dasaar oo ka mid ahaa ragga hoggaamiya maleeeshiyada la magacbaxday Macawislayda.

Jamala Axmed Cusmaan ayaa hawlgallada Macawislayda ka waraystay Cabdullaahi Cali Cumar oo ka mid aah Macalislayda Gobolka Hiiraan.

Hoos ka Dhagayso Dagaalka Macawiisleyda iyo Al-Shabaab

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online