Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay arrimah amniga
(November 30, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Amniga dalka, Safarkii Mada
Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ka soo saaray xulitaanka Golaha Wakiiladda Puntland.
(November 30, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Ayaa Maanta oo Taariikhdu Tahay 30/11/2018 Xafiiskiisa Kasoo Saaray Digreeto Xeer Madaxweyne Lr. 189 November 30, 2018, kuna saabsan soo xulitaanka Golaha Wakii
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay kala dirista guddiga Maaliyada (Dhageyso)
(November 30, 2018)
Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa markii ugu horeysey ka hadley kala diristii guddiga maaliyada baarlamanka ee uu sameeyey gudfoomiye ku xigeenkiisa koowaad.
R/W Khayre oo Wasiirrada Ku Amray Dhamaystirka Qorsha Hawleedka Sanadka 2018
(November 29, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo guddoomiyay kulankii maanta ee golaha wasiirrada ayaa faray dhammaan wasiirrada xukuumadda in kahor dhamma
Madaxweynaha Puntland oo Mashaariico Horumarineed Ka Dhagax Dhigey Degmada Dhahar
(November 29, 2018)
Dhahar:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 29 November 2018 ka dhagax dhigey mashaariico horumarineed Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan.
Madaxweynaha Puntland Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Dhahar (Masawiro)
(November 28, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa safar shaqo oo taariikhi aha kusoo gaadhay gelinkii hore ee maanta 28 November 2018, magaalada
Golaha Iskaashiga Dowlad gobaleedyada oo taageeray go’aankii Golaha Aqalka Sare.
(November 28, 2018)
Cadaado:-War-qoraal ah oo ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada ee Soomaaliya ayaa lagu taageeray go’aankii shalay golaha Aqalka Sare kaas oo lagu sheegay  in la xaliyey  khil
Guddoonka Baarlamaanka Oo Kala Diray Guddigii Fashiliyay Musuq-maasuqa DFS
(November 28, 2018)
Muqdisho:-Warmurtiyeed ka soo baxay Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka dowlada Federaalka Soomaaliya C/weli Muudeey ayaa lagu kala diray Guddiga Mii
Masjid Jaamic ah oo laga dhagax dhigay deegaanka Qarxis ee Gobolka Nugaal.[Masawiro]
(November 27, 2018)
Garoowe:-Waxaa maanta la dhagax dhignay Masjidka jaamica ah ee Deegaanka Qarxis ee Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal, deegaanka Qarxis oo waxaa ay qiyaas ahaan120km koonfur bari ka xigta magaalada Garoowe
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Lacaweeyey Bulshada Ku Dhaqan Degmada Qardho.[Masawiro]
(November 27, 2018)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo taariikhdu tahay 26 November 2018 waxaa uu Dagmeda Qardho bulshada ku dhaqan kula caweeyey mid kamida meelaha ay bu

Next Page »

Archives
November 2018
M T W T F S S
« Oct   Dec »
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online