Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo eedeyay Dowladda Soomaaliya (Dhageyso)
(November 11, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in dowladda dhexe ee federalka Soomaaliya ay rabto inay awoodaha, daqliga iyo dhismaha dowladnimo iyo xarii
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Xasilinta Caasimadda.
(November 11, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 11 November 2018 magcaabay taliaya ciidanka xasilinta caasimada Dowladda Puntland ee Garoowe.