Madaxweyne Farmaajo oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Talyaaniga
(November 19, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Talyaaniga, kaddib marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay do