Madaxweynaha dowladda Puntland oo waraysi gaar ah siiyey Madasha 60.[Dhagayso]
(November 20, 2018)
Garoowe:- Madaxwaynaha dowladda Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Madasha 60 laga waraystay xaalada guud ee amniga ee deegaanada Puntland , doorashada Puntland, colaada S/land iyo Puntland, Xirii
Madaxweyne Farmaajo iyo RW Conte oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
(November 20, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo magaaladda Rome kula kulmay Ra'iisal Wasaaraha Talyaaniga Mudane Giuseppe Conte ayaa sheegay in dib u xo
37 ka mid ah Shabaab oo duqeyn lagu dilay (Dhageyso)
(November 20, 2018)
Ciidamada milatariga ee Maraykanka ayaa sheegay inay dileen 37 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab kadib laba duqaymood oo ka dhacay Gobolka Mudug shalay. Mid ka mid ah duqeymaha ayaa lagu dil
Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka DFS oo Musuqmaasuq ku eedeeyey wasaarada Maaliyada
(November 20, 2018)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda JFS C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka jawaabay warbixin ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo eedeyn loogu jeedi