Madaxweyne Farmaajo oo Nairobi kaga qeyb galaya Shirka Dhaqaalaha Badaha (Masawiro)
(November 25, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan shirka dha
Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo howl gal ka fuliyey buuraha Calmadow.[Masawiro]
(November 25, 2018)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) waxay 48-kii saac ee la soo dhaafay ay howl gal ka fuliyeen Buuraleyda Madarshoon iyo Diingle ee Buuraha Cal Madow ka dib markii ay sirdoonka ciidanka PIA ka w
Puntland oo beenisay in DFS lacag ugu deeqday jidka Ceel daahir Ceerigaabo
(November 25, 2018)
Garoowe:-Dawladda Puntland waxay la wadaagaysaa ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer Puntland in ay tahay libin sheegasho beena, sheegashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku sheeganayso i
Shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha oo Muqdisho ka furmay.[Masawiro]
(November 25, 2018)
Muqdisho:-Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir seddex maalin socon doona oo ay si wadajir ah u wada qabanayaan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanah