Shirkii Golaha Shuurada ee Mu’asasada EMA oo lagu soo afmeeray magaalada Malmö.(Masawiro)
(November 26, 2018)
Malmö:-Waxaa magaalada Malmö ee dalka Sweden ka furmay 25-11-2018 Shirkii golaha Shuurada ee Mu’asasada European Muslim Association (EMA) waxaana Shirka ka soo qayb galay dhamaan xubna Golaha Shuu
Madaxweynaha DFS oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee dhaqaalaha badaha
(November 26, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee dhaqaalaha badaha oo ka socda magaalada Nairobi ayaa sheegay in ay muhii
Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Lagu Soo dhoweeyey Qardho.[Masawiro]
(November 26, 2018)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo oo ka kooban goleyaasha Dowldda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntlan
C/weli Cali Cilmi Yare oo Aflagaadeyn jiray Nabigeena CSW oo lagu dilay Gaalkacyo.
(November 26, 2018)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in Labo qarax oo xooggan iyo weerar toos ah  saaka lagu qaaday xarunta uu ku lahaa C/weli Cali Cilmi