Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay arrimah amniga
(November 30, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Amniga dalka, Safarkii Mada
Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ka soo saaray xulitaanka Golaha Wakiiladda Puntland.
(November 30, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Ayaa Maanta oo Taariikhdu Tahay 30/11/2018 Xafiiskiisa Kasoo Saaray Digreeto Xeer Madaxweyne Lr. 189 November 30, 2018, kuna saabsan soo xulitaanka Golaha Wakii
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay kala dirista guddiga Maaliyada (Dhageyso)
(November 30, 2018)
Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa markii ugu horeysey ka hadley kala diristii guddiga maaliyada baarlamanka ee uu sameeyey gudfoomiye ku xigeenkiisa koowaad.