C/weli Cali Cilmi Yare oo Aflagaadeyn jiray Nabigeena CSW oo lagu dilay Gaalkacyo.

November 26, 2018 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in Labo qarax oo xooggan iyo weerar toos ah  saaka lagu qaaday xarunta uu ku lahaa C/weli Cali Cilmi Yare kaas oo Aflagaadeyn jiray nabigeena Maxamed (NNKH). weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Wararka ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin lagu weeraray xarun uu ku lahaa C/weli Koofurta Gaalkacyo ka dibna weerar toos ku galeen hoyga uu deganaa C/weli Cali Cilmi koox hubeysan.

Ku dhawaad 20 ruux oo uu ku jiro Cabdiweli Cilmi Yare ayaa lagu dilay magaalada Gaalkacayo waxaana weerarka sheegtay Kooxda Al Shabaab.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online