Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo howlgalo ka fuliyey gobalka Bari

November 15, 2018 - Written by Editor

Ceelaayo:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa howlgalo lagu baacsanayo maleeshiyada Daacish waxay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobalka Bari gaaar ahaan Degmada Ceelaayo.

Ciidamada PSF ayaa waxaa ay howlgaladaas bilaabeen shalay waxaana intii ay howlalada wadeen ay cagta mariyeen xarumo ay ku dhuumaaleynsan jireen kooxda naflacaariga ah ee Daacish.

Saraakiisha ciidanka PSF ee gaaray degmada Ceelaayo ee gobalka Haylaan ee Puntland ayaa waxay kulamo gooni gooni ah la qaateen saraakiisha ciidanka Puntland ,Odayaal iyo waxgarad kale iyaga oo ku booriyey in ay iska dhiciyaan kooxaha ka soo horjeeda nabada Puntland .

Hawlgalada ciidamada PSF ay ku tageen Ceelaayo ayaa qayb ka ah hawlgallo ballaaran oo ay ciidamada Puntland kaga sifaynayaan Puntland kooxaha argagixisada ah ee Al Shabaab iyo Daacish .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online