Faahfaahin Shirkii Golaha wasiirada Puntland oo degmooyin cusub ansixiyay

November 15, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Shirkii Golaha wasiirada dowladda Puntland ee la qabto maalin walba oo Khamiis ah ayaa waxaa lagu ansaxiyey maanta 2 degmo oo cusub,kuwaasoo kala ah Yubbe oo ka tirsan gobolka Sanaag iyo Ceegaag oo ka gobolka Cayn.

Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Puntland ayaa waxaa sidoo kale warbixino laga dhageystay guddiga Nabadeynta colaaddii Dhummay ay u xil-saartay dowladda Puntland kuwaas oo sheegay in ay meel wanaagsan mareyso Nabadeyntii beelihii ku dagaalamay deegaanka Dhummay .

Hoos ka Daawo Warmurtiyeedka Golaha Wasiirada dowlada Puntland

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online