Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo si kulul u Eedeeyey madaxada DFS

November 6, 2018 - Written by Editor

Baydhabo:-Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa si kulul u edeeyey faragelin ay DFS ku heyso doorashada Koofur Galbeed,waxayana soo dhaweeyeen go’aankii xubno ka mid ah Guddiga doorashada Koofur Galbeed isku casileen.

Warmurtiyeed ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa lagu sheegay in Golaha ka digayo faragelin qaawan oo ay madaxada DFS ku heyso doorashada Maamulka Koofur Galbeed.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
« Oct    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online