Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka DFS oo Musuqmaasuq ku eedeeyey wasaarada Maaliyada

November 20, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda JFS C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka jawaabay warbixin ay soo saareen Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo eedeyn loogu jeediyay Wasaaradda Maaliyadda ka dib markii ay ku tagri faleen dakhliga u soo xarooday miisaaniyada DFS.

Warbixinta uu soo saaray guddigu maaliyada golaha baarlamaanka DFS wuxuu si faahfaahsan kaga hadlay kharashka soo galay dowladda iyo miisaaniyad sanadeedka sanadka 2018-ka, taas ka muuqata in wasaarada maaliyada ay is daba mari weyn ka muuqato .

Wasiirka Maaliyada JFS C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in haatan isbadal wayn uu ka jiro Maamulka Maaliyadda wasaarada DFS taasna ay beesha caalamka soo dhaweysay qaabka DFS u maareysay Miisaaniyada u soo xarootay.

Wasiirka Maaliyada JFS C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameyn doonaan eedeynta kaga timid Guddiga Maaliyadda ee Golaha baarlamaanka DFS .

Waribixna oo aad u dheer, qayba badana taabaneysa, ayaa waxaa ino soo koobaya Xuseen Barre Aaden.VOA

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online