Guddoonka Baarlamaanka Oo Kala Diray Guddigii Fashiliyay Musuq-maasuqa DFS

November 28, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Warmurtiyeed ka soo baxay Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka dowlada Federaalka Soomaaliya C/weli Muudeey ayaa lagu kala diray Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo La xisaabtanka Golaha ka dib markii uu soo bandhigay musuqmaasuqa wasaarada Maaliyada ee DFS.

Wararka lagu Kalsoonyahay ayaa sheegaya in madaxada DFS ay gadaal ka riixayso kala dirista Guddigan miisaaniyada la xisaabtanka .

Hoos ka Akhriso Warmurtiyeedka lagu Kala diray Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka DFS

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online