Kooxda QM ee Somalia oo warbixin soo saartay (Dhageyso)

November 14, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la fiilayaa inay maanta cunaqabataynta ka qaadaan Eritrea, balse lama filayo in sidaasi oo kale cunaqabataynta laga qaado Soomaaliya.

Guddigii Cunaqabataynta Qaramada Midoobay ayaa iyagana la rajaynayaa in lagu soo koobo koox qaabilsan Soomaaliya oo keliya.

Warbixin ku saabsan mowduucyada ugu waa weyn ee ay warbixintaasi ka hadashay waxaa soo akhrisay Falastiin Axmed Iimaan.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online