Madaxweynaha JFS Farmaajo iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo kulmay

November 8, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu kulan la qaatay Maxamed Mursal Sheekh Cabdi raxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxaana ay ka wada hadleen xaalada dalka iyo sidii loo xoojin lahaa wadaqeynta madaxda DFS.

Kulanka Madaxweynaha DFS iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa uu ka dhacay Villa Somaliya wuxuuna kulanka uu ku soo aaday xili uu Madaxweynihii koonfur galbeed iska casilay tartanka hogaanka Maamulka Koonfur Galbeed.

DFS ayaa soo dhaweysay iscasilaada iyo tanaasulka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed waxayna ku baaqday in la qabto doorashada Maamulka Koonfur galbeed taas oo dhacaysa 17ka Bishan .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online