Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Xasilinta Caasimadda.

November 11, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowaldda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 11 November 2018 magcaabay taliaya ciidanka xasilinta caasimada Dowladda Puntland ee Garoowe.

Xeer Madaxweyne Lr.171 11 November, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Xasilinta Caasimada Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu Arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Markuu arkay: Aqoontiisa iyo khibradiisa shaqo Wuxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Gaashaanle Sare Cabdixamiid Maxamed Dirir loo magacaabay Taliaya Ciidanka Xasilinta caasimada Dowladda Puntland ee Garoowe.

2. Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.

——-DHAMMAAD——

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online