Madaxweynaha Puntland oo Wareegto ka soo saaray xulitaanka Golaha Wakiiladda Puntland.

November 30, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Ayaa Maanta oo Taariikhdu Tahay 30/11/2018 Xafiiskiisa Kasoo Saaray Digreeto Xeer Madaxweyne Lr. 189 November 30, 2018, kuna saabsan soo xulitaanka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland.

Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa ku sugan goorta ay dhacayso doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland taas oo dhacaysa 08012019.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online