Masjid Jaamic ah oo laga dhagax dhigay deegaanka Qarxis ee Gobolka Nugaal.[Masawiro]

November 27, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaa maanta la dhagax dhignay Masjidka jaamica ah ee Deegaanka Qarxis ee Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal, deegaanka Qarxis oo waxaa ay qiyaas ahaan120km koonfur bari ka xigta magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal.

Masjidka laga dhagax dhigay deegaanka Qarxis ayaa waxaa uu noqon doonaa Masjid Dabaq ah , cabbirkiisuna waxaa uu noqon doonaa 22×18m, howl wadeenada gacanta ku haya masjidka ayaa waxaa ay ku qiimeeyeen lacag gaaraysa $100, 000.

Dhismaha masjidka ayaa waxaa inta badan bixiyey Walaal Muxsin ah, waxaana gudiga masjidka gacanta ku haya dhismihiisa ay u soo jeedinayaan dadweynaha muslimiinta ah ee Soomaaliyeed inay wax ku darsadaanna waxay kala soo xiriiro karaan, 252-0907721119 ama 0907651500, (Culumada iyo Hawl-wadeenada masjidka) Masjid in wax lagu darsado waa Camalada ilaahay agtiisa ugu fadliga badan.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online