Nabadoon Dhaqane Qaasim Amiin oo lagu qowracay Gurigiisa Degmada Baladxaawo

November 22, 2018 - Written by Editor

Baladxaawo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladxaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in Rag hubeysan ay weerar ku qaadeen hoyga Nabadoon Dhaqane Qaasim Amiin ee Degmada Balad-Xaawo ka dibna ay halkaas ku gowraceen .

Shacabka iyo waxgaradka magaalada Baladxaawo ayaa aad uga xumaaday uga naxay dilka naxariisdarada ah oo ay kooxda Al Shabaab u geysteen Nabadoon Dhaqane .Kooxda weerarka ku qaaday guriga Nabadoonka ayaa markii danbe guriga qarxiyey ..

Nabadoon Idriis Aaden Oo ka Mid Ah Nabadoonada Ku Dhaqan Magaalada Balad-xaawo ayaa warbaahinta u sheegay  In Nabadoon Dhaqane Qaasim Amiin  La Gawracay isaga oo dilka ku eedeeyey kooxda Al Shabaab.

Ciidamada Amaanka ee magaalada Baladxaawo ayaa soo gaaray guriga Nabadoon Dhaqane Qaasim Amiin iyaga oo qaaday meydka Nabadoon Dhaqane Qaasim Amiin alaha u naxariiste oo isla maanta lagu aasay magaalada Baladxaawo.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online