Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay arrimah amniga

November 30, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Amniga dalka, Safarkii Madaxweynaha ee Gobolada Kar-kaar iyo Haylaan, Arrimaha Federaalka iyo Puntland iyo Aqalka sare. Dhinac kale waxaa warsaxaafadeedka lagu xusay in Madaxweyne ku xigeen dowladda Puntland Eng,Camey uu ka raaligeliyey golaha xukuumada hadalo uu warbaahinta mariyey.

Hoos ka akhriso Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay arrimah amniga

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online