Gudoomiyihii Ururka ONLF oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Adis ababa
(December 1, 2018)
Gudoomiyaha ugu sareeya Ururka OLNF, Admiraal Maxamed Cumar Cismaan iyo wafdi balaaran uu Hogaaminayo, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaradaha ee Hilton oo ku yaala magaalada Adis ababa e