Madaxweyne Gaas oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariico Horumarineed oo laga Hirgaliyey Garoowe.(Masawiro)
(December 3, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 3 December 2018 waxaa uu xadhiga kajaray Xarunta Tababarka iyo tayeynta xirfadleyaasha Wasaaradd
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka Baarlamaanka Puntland
(December 3, 2018)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiim Xaaji Cumar Camey ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka soo xulista xubnaha Baarlamaanka Puntland. Madaxweyne
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda
(December 3, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland (Vetting Committee), kadib markii ay maanta kasoo baxday Xeer Madax