Madaxweynaha Puntland oo Daahfuray Tallaalka Iyo Daaweynta Xoolaha ee Deegaanada Puntland (Masawiro)
(December 10, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 10 December 2018 waxaa uu daahfurey Tallaalka iyo daaweynta Xoolaha ee deegaanada Dowladda
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha Agoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Suudaan
(December 10, 2018)
Muqdisho:-Danjiraha dalka Turkiga Mudane Maxamed Yilmaz oo Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Rajab Dayib Ordogaan ayaa uga mahad celiyey dowladda
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha Amniga Xilliga Doorashada Puntland
(December 10, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Taliyaha Amniga Xilliga Doorashada Puntland 2019, Markii Xafiiska Madaxweynaha ay Maanta Kasoo Baxday, Xeer Madaxweyne Lr. 204 ee 10 December, 2019 Waxaa