Madaxweynaha Puntland oo Shaaciyey inuu Markale U Taagan Yahay Doorshada Madaxweynanimo ee Puntland (Masawiro)
(December 18, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 18 December 2018 ka shaaciyey caasumadda Dowladda Puntland ee Garoowe inuu markale u taagan