Guddoomiye Mursal “go’aanada aan qaadanay waa ineysan noqon mid garab ka qoslisa”
(December 29, 2018)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta oo sabti ah xildhibaanada Golaha Shacabka ka horjeediyay khud
Nadwo diini ah oo ka socota Masjidka Al-hudaa ee Garoowe[ Live]
(December 29, 2018)
Garoowe:-Nadwo diini ayaa ka socota Masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe waxaan ka qayb galay culimo waaweyn oo si weyn looga yaqaan dalka Soomaaliya M_M_DeeqHalgan.net
Puntland oo ka mamnuucday deegaanadeeda inay soo galaan Mas’uuliyiinta dowladda Federaalka (Akhriso)
(December 29, 2018)
Dawladda Puntland ayaa ka mamnuucday inta doorshadu socota shaqaalaha dowladda Federaalka Soomaaliya inay Puntland soo galaan sida Wasiirada, Agaasimayaasha ,Saraakiisha ciidanka iyo howl-wadeena