Dayawga Maxamed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sh Cabdi Qani Al Ceyni 1aad ilaa 11aad ( Daawo)

December 27, 2018 - Written by Editor

Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadarooyin taxane ah oo ku saabsan qolo shiica ah oo uu ka mid yahay Maxamed Cali Jabarti oo ku nool magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Kooxdan Shiicada iyo Axbaashta ayaa waxaa ay garab ka heleen Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Maxamed Cabdi Cumar oo haatan ku xiran magaalada Adis Ababa.

Maxamed Cali Jabarti iyo Nadir Sayid Nuur ayaa waxaa ay in badan isku dayeen in ay faafiyaan Fikirka Shiicada oo haatan Fashilmay waxan shartooda in badan ku faafiyaan qolada Junuud Ibliis ee Maandoon oo uu horey uga hadlay Sh Maxamiud Shible.

Sheekh Cabdi Qani Al Ceyni ayaa waxaa uu ugu magac daray muxaadaraadka taxanaha ah ee wajiga ka feyday Shiiciga Maxamed Cali Jabarti Dayawga Maxamed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sh Cabdi Qani Al Ceyni

Daawo Qeybtii koowaad Dayawga Maxamed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sh Cabdi Qani Al Ceyni



Daawo Qeybti Labaad Dayawga Maxamed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sh Cabdi Qani Al Ceyni

Sheekh Xusen ayaa Daaci Show wuxuu si fiican ugu soo bandhigay Shiicanimada Maxamed Cali Jabarti iyo Nadir Sayid Nuur bal si degan u daawada Barnaamijka laga diyaariyey labadan Shiico ee Mujrimiinta ah.

Dayawga Max’ed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sheekh Cabdi Qani Al Ceyni 3 Dayawga Max’ed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sheekh Cabdi Qani Al Ceyni 4

Dayawga Max’ed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sheekh Cabdi Qani Al Ceyni 5aad Daawo Qeybtii 6aad Dayawga Maxamed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sh Cabdi Qani Al Ceyni

Daawo Qeybtii 7aad Dayawga Maxamed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sh Cabdi Qani Al Ceyni

Daawo Qeybtii 8aad Dayawga Maxamed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sh Cabdi Qani Al Ceyni

Daawo Qeybtii 9aad Dayawga Maxamed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sh Cabdi Qani Al Ceyni

Daawo Qeybtii 10aad Dayawga Maxamed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sh Cabdi Qani Al Ceyni

Daawo Qeybtii 11aad Dayawga Maxamed Cali Jabarti iyo Diin Xumada Shiicada Sh Cabdi Qani Al Ceyni

A/Cawale

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online