Garyaqaanka Guud ee Puntland oo Sharci daro ku tilmaamay Gudigii uu magacaabay Camey

December 7, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud, ayaa waxa uu ku caddeeyay in Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland uusan awood u lahayn Magacaabista Guddiga Ansixinta Iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiilada cusub ee Puntland 2019-ka.

Warsaxaafadeedka ka soo baxay Xafiiska Garyaqaanka Guud oo tixraacaya Dastuurka Puntland ayaa agu sheegay in qodobada 80-aad iyo 81-aad ay kala Cadeynaayaan Awoodaha Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Puntland.

Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa soo afjaraya Khilaafka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online