Guddoomiye kuxigeenada 1aad iyo 2aad ka horyimid Mooshinka madaxweyne Farmaajo

December 9, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Shir jaraa’id oo oo ay goordhow ku wada qabteen magaalada Muqdisho guddoomiye ku xigeenka 1aad baarlamaanka iyo 2aad ayaa waxay ku tilmaameen Mooshinka laga Gudbiyey madaxweynaha DFS mid sharci daro ah oo uusan qaban karin Mooshinka Gudoonka golaha Baarlamaanka DFS.

Shir jaraa’id ay qabteen labada Gudoon ee baarlamaanka DFS ayaa ku aaday kulan caawa ay ku yeesheen Villa Soomaaliya xildhibaano taageersan Madaxweyne Farmaajo kuwaasoo u badnaa xildhibaano ku jira golaha wasiirada JFS.

Labada Guddoomiye ku xigeen ee baarlamaanka DFS ayaa ku saleeyey sharci darada Mooshinka laga gudbiyey Madaxweyne Farmaajo maadaama aysan jirin Maxkamadda Dastuuriga ah.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online