Gudoomiyihii Ururka ONLF oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Adis ababa

December 1, 2018 - Written by Editor

Gudoomiyaha ugu sareeya Ururka OLNF, Admiraal Maxamed Cumar Cismaan iyo wafdi balaaran uu Hogaaminayo, ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaradaha ee Hilton oo ku yaala magaalada Adis ababa ee xarunta dalka Itoobiya.

Gudoomiyaha Ururka ONLF Admiraal Maxamed Cumar Cismaan, ayaa waxaa la socda 20 xubnood oo ka mid ah hogaanka sare ee Ururka ONLF oo heshiis nabad ah la gaaray dalka Itoobiya kaas oo mudo soo socday.

Wafdiga uu hogaaminayo Gudoomiyaha Ururka ONLF waxaa ku soo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya, Madaxweynaha Dowlad degaanka,ku xigeenkiisa,Wasiirka Maaliyadda dowladda Itoobiya iyo xubno kale iyo shacab tiro badan.

Xukuumada Ra’iisul Wasaare Abiye iyo Ururka ONLF, ayaa magaalada Asmara wadahadal ku yeeshay Bishii October ee la soo dhaafay Ururka ONLF waxaa uu mudo ka badan 25 sano uu xarun ku lahaa dalka Eritrea.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online