Heshiis laga gaaray colaadii degmada Taleex ee Gobolka Sool

December 6, 2018 - Written by Editor

Taleex:-Wafidi Issimo ah oo uu hogaaminayey Boqor Burhaan Boqor Muuse oo in mudo ah ku sugnaa degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa waxaa lagu soo afjaray colaadii u dhexeysay labo beelo oo walaalo ah oo mudo 8 sano ah ay colaad ka dhex jirtay.

Boqor Burhaam Boqor Muuse iyo issimadii la socday ayaa balan qaaday in ay bixin doonaa 8 qof magtood oo ku dhintay iska horimaad ku dhexmaray labada beelo ee walaalaha ah ee wada dega degmada Taariikhiga ah ee Taleex.

Hoos ka Akhriso nuqul ka mid ah Heshiiska laga gaaray Colaadii degmada Taleex ee Gobolka Sool

 M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online