Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiiyey Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland.

December 15, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto kasoo baxaday xafiiskiisa 12 December 2018 dalacsiin ugu sameeyey qaarkamida Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland.

xeer Madaxweyne Lr 212 ee 12 December 2018 kuna Saabsan Dalcsiin Saraakii ka tirsan Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Aqoontoodaa iyo khibraddooda shaqo.

Wuxuu Xeeriyey.

1. Waxaa S/Guuto Muxuyadiin Axmed Muuse loo dalacsiiyey S/Gaas

2. Waxaa S/Guuto Cali Nuur Cumar loo dalacsiiyey S/Gaas

3. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online