Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka Baarlamaanka Puntland

December 3, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiim Xaaji Cumar Camey ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka soo xulista xubnaha Baarlamaanka Puntland. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cumar Camey ayaa gudigaan magacaabay saacado ka dib markii uu madaxweyne Cadbiwali Gaas uu soo magcaabay guddiga xalinta khilaafaadka soo xulista xubnaha Barlamaanka Puntland.

Hoos ka Akhriso guddiga xalinta khilaafaadka soo xulista xubnaha Barlamaanka Puntland ee uu magacaabay Madaxweyne ku xigeenka Puntland

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online