Mu’asasatul Ansaar oo Mutamar Islaami ah ku qabatay magaalada Nairobi (Masawiro)

December 12, 2018 - Written by Editor

Nairobi:-Mu’asasatul Ansaar ayaa waxay ku qabatay magaalada Nairobi Mutamar Islaami ah kaas oo ay ka soo qeyb galeen dadweyne aad u tiro badan .

Mutamarka ay qabatay Mu’asasatul Ansaar ayaa waxaa uu yahay kii ugu horeeyey ee ay ku qabato magaalada Nairobi waxaana Muxaararooyin kala duwan ka jeediyey Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax , Sh Maxamed Idirs. iyo Sh Maxamed Keenyaawi

Mu’asasatul Ansaar ayaa waxaa ay soo qaban qaabisay Mutamarkan Islaamiga ah kaas oo ku soo dhamaaday guul waxaana ka faa,ideystay Muxaadaraadka culumada dadweyne aad u tiro badan.


A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online