Puntland oo DFS iyo Camey ku eedeysay khal-khalgalinta amaanka iyo doorashada Puntland

December 5, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas)ayaa eedeyn kulul u soo jeediyey madaxada DFS iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey isaga oo ku eedeeyey in ay rabaan in ay khalkhal galiyaan doorashada madaxtinimada Puntland taas oo dhici doonta 8 Jan 2019.

War-saxaafadeedka ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in DFS ay fara-gelin ku hayso doorashooyinka dowlad Puntland halka madaxweyne ku xigeenka Puntland uu fulinaya awaamiir laga soo siiyay xamar si khalkhal loo gasho amaanka iyo doorashada Puntland .

Dhanka kale Warsaxaafadeedka ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa lagu cadeeyey in doorashada Puntland ay dhacayso wakhtigeeda waxaana shacabka loogu baaqay in ay ilaashadaan amnigooda iyo wada jirkooda.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online