Wasaaradda Amniga DFS oo ka hadashay xariga Mukhtaar Roobow(Akhriso)

December 13, 2018 - Written by Editor

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Amniga ee DFS  ayaa waxaa looga hadlay Xarigga Muqtaar Roobow  Abu Mansuur kaas oo laga qabtay magaalada Baydhabo.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Mukhtar Abu Mansuur Robow, in uu diiday inuu u hoggaansamo shuruudihii lala galay markii uu ka soo goosanayay ururka Al-Shabaab.

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda amniga Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in Mukhtar Robow uu billaabay inuu gudaha Baydhabo soo geliyo hub iyo dagaallamayaal.Khalkhalna galiyo amniga.

Dowladda Soomaaliya ayaa waxay ku eedeysay Mukhtaar Roobow Abu Mansuur  in uusan weli ka tanaasulin fikirkiisa xagjirnimada ahaa.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online