Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomey Danjireyaasha Masar iyo Indonesia (Masawiro)
(January 22, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee ay dalalka Masar iyo Indonesia usoo magacaabeen
Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa Ku qabilay Madaxa Mashruuca CIP Ee World Bank. (Masawiro)
(January 22, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo taariikhdu tahay 22 Janauary 2019 xafiiskiisa kulan
Madaxweynaha Puntland oo loo kordhiyay wakhtiga uu ku soo dhisayo Golahiisa Wasiirada (Masawiro)
(January 22, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 22 January 2019 horgeeyey Golaha Wakiillada Dowladda Puntland codsi mudo kororsi ah oo ku saabsan magacaabidda Golaha