Madaxweynaha Puntland oo Quraaac Sharafeed u Sameeyey Madaxweynaha DFS iyo kuwa Maamulada Dalka
(January 27, 2019)
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka 27 January 2019 quraac Sharafeed ugu sameeyey qasriga Madaxtooyada Puntland Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya