DEG DEG: Cabdixakiim Maxamed Axmed Dhoobo oo ku guulaystay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

January 4, 2019 - Written by Editor
Cabdixakiim Maxamed Axmed Dhoobo Gudmoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Gudoomiyaha Doorashada Puntland ayaa goordhow la soo afmeeray waxaana ku guuleystay Cabdixakiim Maxamed Axmed oo loo yaqaano Dhoobo waxaana uu helay 43 cod halka uu helay Cabdi Jamaal 23 cod waxaana halkaas guusha ku raaday Cabdixakiim Maxamed Axmed oo loo yaqaano Dhoobo

Gudoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaanada ayaa haatan aaday salaadii Jimce waxaana salaada ka dib la guda gali doona doorshada labada Gudoomiye ku xigeen ee Baaralamaanka dowlada Puntland

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online