Doorashada gudoomiye ku xigeenka 1aad oo ka socota xarunta Baarlamaanka PL[live]

January 4, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Golaha Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa saaka waxaa ay si rasmi ah u doorteen gudoomiyahooda C/xakiim Maxamed Axmed Dhoobo waxaan hadda lagu guda jiraa in la doorto gudoomiye ku xigeen ka koowad ee Baarlamaanka Puntland oo hadda ay doorashadiisu ka socoto xarunta golaha wakoolada ee Puntland

Hoos ka daawao qaabka ay u socoto gudoomiye ku xigeenka koowad ee Baarlamaanka Puntland 2019

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online