Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la magacaabay

January 5, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Guddoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa waxaa uu magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland.

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa xilkooda waxaa uu ku eg yahay marka ay dhacdo doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ku astaysan in ay dhacaysa 8 Janaayo 2019.


Hoos ka Akhriso liiska Guddiga doorashadaMadaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online