Madaxweynaha cusub ee Dawladda Puntlandoo shir gudoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland.[Masawiro]

January 10, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 10 Jan, 2019 waxa uu si rasmi ah u shir guddoomiyey shirka golaha xukuumadda Dawladda Puntland.

Shirka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan, madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiim Xaaji C/laahi Cumar Camey.

Shirka ayaa looga hadlay marxaladda kala guurka ah iyo sidii loo amba-qaadi lahaa Horumarka Puntland.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online