Madaxweynaha Jubbaland oo booqdey Taliska qaybta labaad ee howlgalka AMISOM (Masawiro)

January 21, 2019 - Written by Editor
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Taliska qaybta labaad ee howlgalka AMISOM.

Madaxweynaha oo wali ku jira abaabulka howlgalka ka dhanka ah Argagixisada ayaa maanta booqday Taliskan oo ku yaala deegaanka Dhoobley.

Madaxweynaha waxaa halkaas kusoo dhaweeyay Taliye ku xigeenka Taliska qaybta labaad Cornel Kuto iyo Sarakiisha kale Taliskan.

Waxaa uu halkaas kula kulmay Sarakiisha Ciidamada isagoo kala hadlay dardar galinta howlgalka iyo sidii doorka AMISOM uu u noqon lahaa mid muuqda si howlgalka uu u noqdo mid Guulaysta dhamaan dhinacyaduna ay ka qayb qaatan.

———Dhamaad——-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

227,996 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>