Madaxweynaha Puntland oo joojiyay dhismayaasha dhulka dowladda

January 14, 2019 - Written by Editor

 Garoowe:-Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta la wareegay xilka ayaa joojiyay dhismayaasha dhulka dowladda ee sharci darro ah.
Madaxweynaha Puntland ayaa maanta Wareegtada ku amaray dhamaantaliyaha ciidanka booliska Puntland iyo dhamaan laamaha aminiga ee Puntland duqa degmada Garoowe iyo guddoomiyaha gobolka Nugaal.
Hoos ka Akhriso Wareegtada uu soo saaray Madaxweynaha Puntland ee lagu joojiyey dhismayaasha dhulka dowladda ee sharci darro ah.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,402 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>