Madaxweyne Galmudug oo Nairobi kula kulmay Safiiro iyo Madaxda Hay’adaha Caalamiga (Masawiro).

January 19, 2019 - Written by Editor
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle – Xaaf

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle – Xaaf ayaa Magaalada Nairobi waxaa uu kulamo is dabajoog kula qaatay qaar ka mid ah Safaaradaha reer Galbeedka ee ku sugan magaalada Nairobi waxaana ay ka wada hadleen sida ay uga wada shaqeyn lahaayeen xoojinta amniga iyo dowladninada.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle – Xaaf ayaa waxaa sidoo kale Nairobi kula kulmay Safiiro, Hay’adaha Qaramada midoobay, IGAD, Midowga Yurub iyo hay’adaha samafalka ka shaqeeya isaga oo ka codsaday dardargaliyaan Mashaariicda horumarineed ee laga hergalin doono Galmudug ee hore loogu qoondooyey.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online