Nadwo Cilmiyeed Caawa Ka Bilaabatay magaalada Berbera {Masawiro}

January 11, 2019 - Written by Editor

Berbera:-Waxaa caawa ka bilaawaday Masjidka Shide Yare ee magaalada Berbera Nadwo cilmiyeedii 4 aad oo ay soo qaban qaabisay Musasadda Al Karam qaybteeda Berbera.
Furitaanka Nadwada aay waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah culimada magaalada oo uu afkooda ku hadlayay Sh Jimcaalle Maxamed Xaashi oo ka mid ah culimada waawayn ee magaalada Berbera iyo isku duwaha wasaarda diinta iyo awqaafta ee gobalka Saaxil .

Nadwo Cilmiyeedka ka bilaabatay caawa magaalada Berbera ayaa waxaa galay caawa muxaadaradii koowaad Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame waxaana uu muxaadaradiisa Cinwaan uga dhigay ((بشروا ولانتفروا iyadoo dadwayne aad u fara badan ka soo qayb galeen .

Markii ay soo gabagabowaday Muxaadaradii kowaad ee uu jeediyey Sh Dr Xasan Cali Warsame ayaa waxaa uu Sheekhu ka jawaabay su,aalo badan oo ay dadweynuhu ay weydiiyeen Sheekha.

Musasada Al Karam Faraca Berbera
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online