Nadwo Cilmiyeed lagu qaban doono Magaalada Berbera

January 8, 2019 - Written by Editor

Berbera:-Waxa la ogaysiinaya Dhamaan Bulshada ku dhaqan Magaalada Berbera iyo hareeraheda in Nadwo Cilmiyeedkii 4aad ee sannadlaha ahayd ay 11/1/2019 Habeenka sabtidu soo galayso ka bilaabmi doonto Masjid Jaamica shide –yare (Berbera)Waxana Ka qaybgali doona culimo iyo Dakaatiro ka mid ah culimadeen waawayn ee dalka oo safaro dheer ku kala yimid waxaan ka mid ah culimadaas.
:1 Sh Maxamed Sh Cumar dirir (Hargeysa )
2 Sh Maxamed Cali Gadhle (Hargeysa )
3 Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame (Burco )
4 Sh Faysal Cali Faarax (Burco )
5 Sh Axmed Sayid Maxamed Mire(Berbera )
5 Sh Maxamuud Maxamed Xalliike(laascaanood )
Waxayna Socon doontaa: muddo usbuuc ah . Habeen kastana waxaa la socda Fataawe lagaaga jawabayo Su aalaha kugu taaganFadlan ka faaidayso siina Faafi Bulshada si ay uga faaideystaan.

Musasad Al Karam
Berbera
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online